(Akhriso) Xafiiska Hanti dhowrka Guud oo amar culus ku so rogay heyadaha dowlada
Xafiiska hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa soo saray amar looga mamnuucay heyadaha dowlada iney galaan heshiisyo xiliga doorashada. Qoraal ka soo baxay xafiiska hanti dhowrka Guud ayaa sheegay in amarkan uu shaqeyn doono inta xukuumad cusub ay dalka la wareegeyso. HOOS KA AKHRISO QORAALKA HANTI DHOWRKA GUUD
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed